Shir shalay furmay oo ay ka qeyb galeen Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, IGAD, dalka Britain iyo Somaliland ayaa maanta dhamaaday.
Shirkan ayaa ujeeadiisu ahayd in Somaliland laga taageero sidii ciidankeedu u heli lahaa tababar dhinaca aminga ah si looga hortago in dhibaatooyin amni xumo ahi uu deegaankaas ka dhaco.
Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.