Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sharif: Hoteladu ha ka Qeyb Qaataan Amniga


Sharif: Hoteladu ha ka Qeyb Qaataan Amniga
Sharif: Hoteladu ha ka Qeyb Qaataan Amniga

Madaxweyne Sharif ayaa sheegay in xoogagga amniga ee DFKM ay soo bandhigeen qorshe amni oo nabadgelyada hotelada lagu sugayo

Madaxweynaha DFKM ayaa ka hadlay qaraxyadii maalintii Talaadadii. Waxa uu sheegay in ciidamada amnigu ay soo bandhigeen qorshe amni oo lagu sugayo ammaanka hoteelada. Xoogagga amnig ayaa sheegay, sida madaxweynuhu yiri, in ayna wada shaqeyn ka helin maamulka hoteelada taasoo keentay in dal-daloolo kasoo baxaan ilaalinta xubnaha baarlamaanka iyo saraakiisha kale.

Madaxweynuhu waxa uu ku gooddiyey in cidii ciidanka amniga ku gacan siin weyda ay mas'uul ka noqono dhibaatooyinka dhaca.

Madaxweyne Sharif waxa kale oo uu ka hadlay dhaqanka ismiidaminta oo ah dhaqan ku cusub geyiga Soomaalida.

Warka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG