Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacab ku go'doonsan Buulogaduud kadib markii ay burburtay buundada


Qaar ka mid ah deegaanada dhulka beeraleeyda ah ee Waqooyiga Kismaayo, oo ay ku dhufteen daadad xoogan ayaa waxaa ku go'doonsan qoysas beeraleey u badan kadib markii ay go'day Buundo halbowle u ahayd isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Buundadan ayaa mareysay deegaanka Buulagaduud oo soddon kiilomitir u jirta magaalada Kismaayo dhinaceeda waqooyi, waxaana laga deeyrinayaa Xaaladaha ay ku noolyiin Dadkii daganaa deegaanadaasi.

Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa arimahaasi ka wareestay guddoomiyaha deegaanka Buulagaduud ee waqooyiga Kismaayo Maxamed Cabdullaahi Cabdulle.

Shacab ku go'doonsan Buulogaduud kadib markii ay burburtay buundada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG