Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sh. Mukhtaar M. Xuseen oo Geeriyooday


Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa Afhayeenkii Baarlamaanka Somalia sanadihii 1967-1969 ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Sheekh Mukhtaar ayaa noqday madaxweyne KMG ah, ka dib dilkii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke ilaa markii inqilaabkii 1969kii uu dhacay.

Warbixin kooban oo ka hadlaysa taariikhda marxuumka hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG