Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Salaad Cali Jeelle oo ka Hadlay xarigga Maxamed Dheere


Salaad Cali Jeelle oo ka Hadlay xarigga Maxamed Dheere
Salaad Cali Jeelle oo ka Hadlay xarigga Maxamed Dheere

Salaad Cali Jeelle wuxuu sheegay in ay sax tahay tallaabada xarigga ah ee ay ciidanka dowladda KMG ah qaadeen.

Xildhbaan Salaad Cali Jeelle oo ka tirsan xubnaha baarlamaanka ayaa soo dhoweeyay tallaabada lagu xiray Maxamed Dheere iyo Rag kale.

Salaad Cali Jeelle wuxuu sheegay in ciidamada dowladda KMG ah ay xaq u leeyihiin inay soo xiraan cid kasta oo la tuhmo, isagoona cambaareeyay falkii lagu weeraray dad bannaan bax ka dhigayay magaalada Muqdisho.

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in cadaaladda ay kala saari doonto tuhunkaasi.

XS
SM
MD
LG