WASHINGTON, D.C. —
Safiirka Soomaaliya ee Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta booqday qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha Dhadhab ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Jamaal, ayaa Soomaalidii uu halkaas kula kulmay waxa uu kala hadlay sidii ay dib ugu noqon lahaayeen dalkooda.
Danjire Jamaal ayaa sidoo kale dowladda Kenya uga maha celiyay marti-gelinta qaxootiga Soomaalida ee kumanaanka ah eek u jira xerooyinka qaxootiga.
Warbixintan waxaa Dhadhaadb ka soo diray Maxamed Faarax Shire.