Isku xirrada

War Deg-Deg ah

XIldhibaanno Tagay Magaalada Beledweyn


Xubno ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xubno ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xildhibaannadan, ayaa Beledweyne u tagay laba qorshe oo mid uu yahay dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, iyo qorshaha labaad oo ah howl-galka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan.

Xildhibaannada ayaa halkaasi waxa ay kula kulmeen mas’uuliyiinta gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka, oo ay kala hadleen arrimahaas.

Weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Beledweyne.

XIldhibaano tagay Beledweyn
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00

XS
SM
MD
LG