Isku xirrada

War Deg-Deg ah

R/Wasaare Farmaajo oo la Dhaariyay


R/Wasaare Farmaajo oo la Dhaariyay
R/Wasaare Farmaajo oo la Dhaariyay

Max'ed C/laahi Farmaajo ayaa maanta loo dhaariyay jagada ra'iisul-wasaarenimo ee dowladda KMG ee Somalia

Ra'iisul-wasaaraha Somalia, Max'ed C/laahi Farmaajo ayaa maanta la dhaariyay. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa dhaariyay, waxaana xafladda goobjoog ka ahaa madaxweynaha iyo madaxda DKMG.

XS
SM
MD
LG