Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Gaas: Shirka London Waa Guuleystay


RW Gaas: Shirka London Waa Guuleystay
RW Gaas: Shirka London Waa Guuleystay

Shalay waxaa ku soo gagabgaboobay magaalada London shir weyne caalami ah oo ku saabsan Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha Britian oo shirkaasi martigeliyay ayaa ku tilmaamay Shirka mid Soomaaliya u horseeday barwaaqo weyn iyo xasilooni, dunidana ay ku taageereyso.

Hadaba markii uu shirkaasi soo dhamaaday ayaa Harun Macruuf oo ka tirsan VOA waxa uu wareysi la yeeshay Ra’isul Wasaaraha Somaliya oo ka mid ahaa madaxdii shirkaasi ka qeyb gashay.

wareysiga halkan hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG