Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Gaas oo ka Hadlay Shirka Addis Ababa

RW Cabdiwali M. Cali (Gaas) ayaa sheegay in shirku uu meel wanaagsan marayo, qodobadii badankoodana la isku raacay. Ra'iisal Wasaaraha ayaa intaas ku daray inay waajib tahay in go'aan la gaaro si xiliga KMG ah looga baxo.

Wareysi gaaban oo arrintaas la xirira hoosta ka dhageyso.

This item is part of
XS
SM
MD
LG