Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in uu jiro gorgortan siyaasadeed oo ka dhex socda kulanka labada shariif oo illaa in muddo ah ku sugan magaalada Kampala ee dalka Uganda
Idaacadda VOA ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Ra'iisal Wasaaraha Somalia, marka horena wax ka weydiisay dareenkiisa ku aaddan nuxurka kulanka labada Shariif uga socda dalka Uganda.