Isku xirrada

War Deg-Deg ah

R/W Farmaajo oo New York shir kaga Qeyb galaya


R/W Farmaajo oo New York shir kaga Qeyb galaya
R/W Farmaajo oo New York shir kaga Qeyb galaya

Shir uu qabanayo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa berri oo Arbaco ah ka bilaabanaya New York kaas oo RW Somalia ka qeyb galayo

Shir uu qabanayo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa beri oo Arbaco ah ka bilaabanaya New York, kaas oo RW Somalia ka qeyb galayo. Ra'iisal Wasaaraha Somalia ayaa la filayaa inuu xubnaha golaha ammaanka ee hadda xilka haya uu ku qanciyo in xukuumadda uu madaxda ka yahay muddadii halka sano aheyd ee codsadeen loo kordhiyo.

Afhayeenka Xukuumadda KMG ah ee Somalia, Ing. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa VOAda uga waramay ujeedada socodkooda.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG