Baydhaba —
Barakacaasyaha ku nool magaalada Baydhabo ayaa xilligan wajahaya dhibaatooyin nololeed ,oo ka dhashay roobab xooggan oo maalmahan halkaasi ka da’yayay, sida uu sheegay Maamulka Koonfur Galbeed oo kormeeray kaamamka barakacayaasha.
Dadkan danyarta ah ayaa waxaa guryahooda oo cooshado ka sameysan qaaday dadaakii ka dhashay roobka xilli sanadeedka dayrta.
Warbintaan waxaa soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal