Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab iyo Daadad dad ku dilay Puntland


Roobab iyo Daadad dad ku dilay Puntland
Roobab iyo Daadad dad ku dilay Puntland

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay kaddib markii daadad xoog leh oo ka dhashay roobab ay ku soo rogmadeen goobo ka tirsan G/Bari

Ugu yaraan 10 qof ayaa la sheegayaa inayk u dhinteen daadad ka dhashay roobab xooggan oo maalmihii u danbeeyey ka da'ayay meello ka tirsan Puntland.

Daadadka ayaa ku fatahay qaar ka tirsan waddooyinka gobolka Bari, waxaana xirmay waddo isku xirta Boosaaso iyo Garoowe.

Dadka dhintay ayaa isugu jira, dad waayeel ah iyo waliba caruur. Daaddadkan ayaa sidoo kale la tagay baabuur tiradoodu gaarayso 5 baabuur.

XS
SM
MD
LG