Daawo qaar ka mid ah sawirrada ugu xiisaha badan ee cayaaraha Olombikada xagaagga ee ka socda magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil.
Sawirrada Cayaaraha Olombikada
1
Daria Spiridonova oo u tartameysa dalka Russia.
2
Marta oo reer Brazil ah iyo goolhayaha xulka Sweden Hedvig Lindahl.
3
Serena Williams oo cayaarta Tennis-ka u mataleysa Mareykanka.
4
Majlinda Kelmendi oo reer Kosovo ah