Daawo qaar ka mid ah sawirrada ugu xiisaha badan ee cayaaraha Olombikada xagaagga ee ka socda magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil.
Sawirrada Cayaaraha Olombikada
5
Katinka Hosszu oo dabaasha u mataleysa Hungary.
6
Michael Phelps oo Mareykanka ka socda.
7
Ginny Thrasher oo Mareykanka matalaya.
8
Gabrielle Douglas oo Mareykanka u tartameysa