Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Radko Mladic oo ku Hoyday Xabsiga Hague


Radko Mladic oo ku Hoyday Xabsiga Hague
Radko Mladic oo ku Hoyday Xabsiga Hague

Jeneral Radko Mladic oo ahaa abaanduulihii ciidamada Serbia ee dagaalkii Bosnia Herzegovina, waxaa loo haystaa xasuuq uu geystay.

Jeneral Radko Mladic, abaanduulihii ciidamada Serbia ee dagaalkii Yugoslavia waxaa loo xiray xasuuq lagu laayay ilaa 8,000 oo Muslim ah.

Waxaa xarunta maxkamadda caalamiga ee dambiyada dagaalka ee Hague ee ku taalla dalka Netherland amma Holland, diyaarinta iyo dedejinta gal-dacwadeedka Mladic.

Mladic waxaa lagu eedeeyay inuu goob joog ka ahaa amma uu bixiyay amarkii lagu kumaanka kun ee ragga Muslimiinta ah, gumaadkaasoo ka dhacay magaalada Sarabanica 1995-kii.

XS
SM
MD
LG