Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshado Qaahira ka Bilowday


1
1

Dad fardo iyo geel saaran ayaa weerar ku qaaday dadkii dibadbaxayey, iyadoo iska hor-imaadayo dhaawacyo badan geystay ay wali socdaan

Dibadbaxyadii ka socday magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa isku baddalay rabshado dhexmaraya dadka mudaharaadaya iyo taageerayaasha madaxweyne Mubaarak

Fagaaraha Xoriyada ee Taxriir ayaa waxaa ka socda isku dhacyo dhexmaraya labada dhinac

Dad fardo iyo Geel Saaran ayaa weerar ku qaaday dadkii dibadbaxayey, iyadoo iska hor-imaadayo dhaawacyo badan geystay ay wali socdaan.

XS
SM
MD
LG