Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qorshihii Caafimaad ee Obama oo la Ansixiyay


Shalay Maxkamadda Sare ee dalkan Mareykanka ayaa meel marisay hidise sharciyeed wax ka bedelaya hanaanka ceymiska Caafimaadka ee dalkan Mareykanka oo uu u soo gudbiyay madaxweynaha Mareykanka Barack Obama.

Xubnaha Xisbiga Jamhuuriga oo sharcigan si weyn uga soo horjeeday ayaa wacad ku maray iney racfaan ka qaadanayaan go’aanka Maxakamadda Sare.

Hadaba Sharciga oo la magac baxay Obama Health Care Maxuu uga dhiganyahay shacabka Mareykanka ee aan heysan kaararka Ceymiska ee Caafimaadka.

Waxaan su’aashaasi iyo kuwo kaleba weydiinay DR. C/raxman Diiriye Maxamed oo Madaxa shaqaalaha Axex Medical Center ee Magaalada Miniapolis ee Gobolka Minisotta.

XS
SM
MD
LG