Toban qodob oo ay ugu horeeyaan in muddo hal sano ah loo dib loo dhigo doorashadii DKMG ah ee Somalia iyo in Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu is-casilo ayaa shirkii Kampala kasoo baxay.
Qodobada, wareysi ay VOA la yeelatay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, iyo dibadbixii Muqdisho ka dhacay, qeybta hoose ka dhageyso.