Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti u Gurmaday Qaxooti Kale


Qaxooti u Gurmaday Qaxooti Kale
Qaxooti u Gurmaday Qaxooti Kale

Qaxootiga ku sugan Xerada Dhagaxley ee dalka Kenya ayaa bilaabay inay u gurmadaan qaxooti cusub oo xeradaasi ku soo biiray.

Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Xerada Dhagaxley ee Kenya ayaa bilaabay inay u gurmadaan qaxooti cusub oo xeradaasi ku soo biiray.

Guddiga ay leeyihiinn xeradaasi qaxootiga oo ay ugu horreeyaan culimaa'uddiinka ayaa bilaabay inay dadka ka ururiyaan wixii ay kari karaan oo ay ku jiraan dhar, maacuun iyo cunto wixii ay awoodi karaan, inay ku kaalmeeyaan qaxootiga cusub ee Soomaaliya uga soo qaxay abaaro iyo colaado.

XS
SM
MD
LG