Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Somali ah oo ku xanniban Libooyo


Xero Qaxooti
Xero Qaxooti

Ugu yaraan 170 qoys oo qaxooti ah kana yimid Somalia ayaa ku xayiran Libooyo, kadib markii UNHCR la hor-istaagay inay dadkaasi u qaado xeryaha.

Ugu yaraan 170 qoys oo ah qaxooti Soomaaliyeed oo ka tagay Somalia ayaa haatan ku xanniban degmada Libooyo, kadib markii ay dadka deegaanku hor-istaageen gadiid ay leedahay hay'adda UNHCR oo qaxootigaasi u qaadi lahayd xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Dadka deegaanka ayaa ku doodaya inay hay'adda UNHCR ku leeyihiin lacago, waxayna sheegeen ilaa inta lacagtaasi la siinayo ay hay'addaasi ka horistaagi doonaan inay dadkaasi u qaadaan xeryaha qaxootiga ee Dhabaab.

Warbixinta arrintaasi ku saabsan qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG