Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qasaa'id Ramadaanka


Qasaa'id Ramadaanka
Qasaa'id Ramadaanka

Halkan ka dhageyso saddex ka mid ah Qasiidooyinka Ramdanka, kuwaas oo ka baxay barnaamijyadayada intii lagu jiray bisha barakaysan ee Ramadan

Iyadoo lagu jiro maalmihii u dambeeyey ee bisha Ramadan ayaan dhagestayaasha ku wargalinaynaa in haddii ay doonayaan inay salaamaha ciidaha u gudbiyaan eheladooda iyo asxaabtoodaa inay noogu hagaajin karaan emailkayaga oo cinwaankiisu yahay somali@voa.com. Fadlan soo qor telefoonkaag si aan kuula soo hadalno oo aan salaanta ciidda kaaga duubno, iyadoo salaamaha aad ka daalacan kartaan telefoonadiina gacanta haddii ay internet leeyihiin, adigoo booqananaya somali.voa.mobi. Haddii sawir aad leedahay aad soo raacin kartidna, fadlan soo raaci

Waxad kale oo fariimaha salaamaha aad ka daalacan kartaa bogayaga internetka ee www.somalivoa.com, ka dibna booqo qeybta "Fariimaha Ramadanka"

Halkan ka dhageyso saddex ka mid ah Qasiidooyinka Ramadanka.

XS
SM
MD
LG