Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Nairobi


Hal qof ayaa ku dhintay, ugu yaraan 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen, markii bambo gacmeed lagu tuuray kaniisad ku taalla Nairobi

Hal qof ayaa ku dhintay, ugu yaraan 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen, markii bambo gacmeed lagu tuuray kaniisad ku taalla Nairobi.

Qaraxan ayaa yimid 6 maalmood ka dib markii safaaradda Maraykanka ee dalka Kenya ay soo saartay digniin ku aaddan in laga yaabo in qaraxyo ka dhacaan goobaha muhiimka ah ee magaalada caasimadda ah.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG