Print
Madaxweynaha maamul-gobolleedka Puntland, C/raxmaan Max'ed Faroole ayaa maanta saxiixay xeerka xisbiyada siyaasadda ee Puntland yeelan doonto.
Xeerkan ayaa horey u soo ansixiyay baarlamaanka Puintland.