Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn: Doorashada Puntland


Maalinta Talaadada ah ee soo socota oo bishan Jannaayo tahay 8-da waxaa magaalada Graoowe ka dhacaysa doorashada hoggaanka maamulka Puntland, waxaana tartanka ku jira musharrixiin kala duwan.

Haddaba maxaa la filan karaa in musharraxa guulaysta uu ka qabto amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha kale ee ay danaynaan dadka ku nool Puntland?

Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey Cabdirisaaq Ciise Khaatumi, Agaaismihii hore ee hay’addda sirdoonka Puntland.Ugu horraynse waxa uu ku jawaabayaa mamnuucista saraakiisha dawladda ffederaalka laga mamnuucay Puntland waxay ku salaysan tahay.

PUNTLAND POLITICS
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00

XS
SM
MD
LG