Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Dhistay Guddi Wacyigelin


Puntland oo Dhistay Guddi Wacyigelin
Puntland oo Dhistay Guddi Wacyigelin

Puntland ayaa uga gol leh guddigaasi sidii ay bulshada uga wacyigelin lahaayeen falalka la xiriira ammaan darrida.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa magacaabay guddi ka kooban wasiiro oo qaabilsan dhinaca wacyigelinta bulshada.

Guddigaasi waxaa guddoomiye u ah wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska ee Puntland Caasho Geelle Diiriye oo

VOA wareysi siisay waxay faah faahin ka bixisay guddigaasi sababaha loo dhisay.

Caasho Geelle ayaa sheegtay in dhismaha guddigaasi ay ka dambeysay ka dib markii ay bateen dilalka iyo qaraxyada ka dhaca magaalooyinka Puntland.

XS
SM
MD
LG