Shirka Jamhuuriga ee ka socda magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, ayaa maalintii afaraad galay maanta. Waa kuwan sawirradii ugu xiisaha badnaa ee shalay.
Maalinta 4-aad ee Shirka Jamhuuriga

1
Boorka halku dhigga Trump ee "Ka dhig Mareykanka Mar kale mid weyn" July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA)

2
Donald Trump iyo Mike Pence. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA )

3
Wiilka Donald Trump ee Eric Trump. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA)

4
Gabadha Donald Trump ee Ivanka Trump. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA )