Shirka Jamhuuriga ee ka socda magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, ayaa maalintii afaraad galay maanta. Waa kuwan sawirradii ugu xiisaha badnaa ee shalay.
Maalinta 4-aad ee Shirka Jamhuuriga
5
Senator Ted Cruz. July 20, 2016. (Photo? Ali Shaker / VOA)
6
Qaar ka mid ah wufuudda shirka oo ku oorinaya Cruz. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA)
7
Qaar ka mid ah wufuudda shirka oo ku oorinaya Cruz. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA)
8
Senator Marco Rubio oo Video kula hadlaya shirka. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA )