Shirka Jamhuuriga ee ka socda magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, ayaa maalintii afaraad galay maanta. Waa kuwan sawirradii ugu xiisaha badnaa ee shalay.
Maalinta 4-aad ee Shirka Jamhuuriga
9
Barasaabka gobolka Wisconsin Scott Walker oo shirka ka hadlaya. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA)
10
Afhayeenkii hore ee congress-ka Mareykanka Newt Gingrich oo shirka ka hadlaya. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA)
11
Shirka oo socda. July 20, 2016. (Photo: Ali Shaker / VOA)