Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Oct. 29, 2015
5
Nin saddexdiisa canug ku daboolay baco, xilli cimilo aad u xun ay ka jirto jasiiradda Lesbos ee dalka Greece oo uu soo galay. Ninkan waa muhaajir ka yimid bariga dhexe.
6
Ceeryaamo laga arko geedaha ku xeeran buundada Rakotzbruecke ee gobolka Kromlau ee bariga Germany.
7
Arjantin’deki Polytechnic Okulu’nda bir kişi anma töreninde elindeki mumu bırakıyor. Anma töreni New York’ta Dünya Ticaret Merkezi binaları yakınında düzenlenen ve bu okuldan mezuniyetlerinin 30. yılını kutlamak üzere bu şehre gidip terör saldırısında hayatını kaybeden 5 Arjantili için yapılıyor
8
Cantalyaag sugaya cunto, xeebta degmada Chorrillos ee magaalada Lima ee dalka Peru.