Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Oct. 29, 2015
9
Haween u dabbaal degaya guusha madaxweynaha Ivory Coast Alassane Ouattara ee doorashooyinka madaxweynaha ee dalkaas. Waxay ku sugan yihiin suuq ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Abidjan.
10
Ciidamada Turkiga oo xoog ku galaya xarunta wargeyska mucaaradka ah ee Bugun iyo taleefishinka Kanalturk ee magaalada Istanbul. Waxaa lagu eedeeyey inay yihiin warbaahin mucaarad ku ah dowladda.