Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 26, 2015

1
Qof mutadawac ah oo haya canug yar, xilli muhaajiriin cusub ay soo garaeen jasiiradda Giriiga ee Lesbos.

2
Pope Francisoo booqasho ku jooga magaalada Nairobi oo ay cayaar kusoo dhoweeyeen koox Kenyan ah.

3
Nin u bax saaraya baabuur booliis, meel u dhow halkii qaraxa uu ka dhacay ee magaalada Tunis ee caasimadda Tunisa.

4
Dad Hindi ah oo shumac ku xusaya xiidda Deepawali, magaalada Allahabad.