Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 26, 2015
5
Dad diyaarad qumaati u kacda oo Philippine ah u tilmaamaya meel dab uu ka kacay si ay u damiso.
7
Musharaxa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump (Bidix) iyo qof isaga u eg oo taageero u ah laguna magacaabo Terry Silliman.
9
Nin baaskiil ku dul maraya buundada Mimico Creek ee magaalada Toronto ee dalka Canada.
10
Dad caawinaya faras siday basal oo dhacay, magaalada Peshawar ee dalka Pakistan.