Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 24, 2015
5
Dabaqa One World Trade Center iyo daaraha ku hareereysan oo bilcdoodu muuqato, xilli qoraxda ay ii dhaceyso magaalada New York.
6
Dhismaha xusuusta madaxweyne Thomas Jefferson ee Jefferson Memorial ee magaalada Washington DC, xilli qorax dhac ay tahay.
7
Kooxda miinooyinka ee Booliiska oo loo diray goobta lagu cibaadeysto ee Yasukuni ee dalka Japan, oo qarax uu ka dhacay.
8
Ciidamada badda ee Korea-da Koonfureed oo gaado ka cayaar ku jira.