Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 24, 2015
9
Taageerayaasha kooxda kubadda cagta Corinthians oo kooxdooda taageeraya intii ay socotay cayaar ka tirsaneyd horyaalka dalkaas oo dhex martay ayaga iyo Sao Paulo.