Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Norway: Nin Soomaaliyeed oo lagu Eedeeyay Dilka Xaaskiisa


Norway: Nin Soomaaliyeed oo lagu Eedeeyay Dilka Xaaskiisa
Norway: Nin Soomaaliyeed oo lagu Eedeeyay Dilka Xaaskiisa

Wargaysyada dalka Norway ayaa qoray sheeko la yab leh oo ku saabsan, nin Soomaali ah oo lagu eedeyay dilka xaaskiisa.

Wargaysyada ka soo baxa dalka Norway, ayaa maalmahan qorayay sheeko la yaab leh oo ku saabsan nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu xaaskiisa dilay.

Qisada ugu la yaabka badan ayaa ahayd, in maydka gabartaas laga helay dhinaca dambe ee baabuurka seygeeda.

Haweenaydan ayaa boolisku ay radinayeen tan iyo 19kii bishii October 2010, kadib markii ninkeeda uu ku wargaliyay in uu laa'yahay xaaskiisii.

dhinaca hoose ee boggan ka dhegayso sheekadan oo sida ay ku bilabantay uu Ibraahiim Xasan Daandureey uu ka waraystay Diini Jaamac Firin oo ay ninkan eedaysanaha ah muddo dheer is yiqiineen.

XS
SM
MD
LG