Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-2aad)


Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-2aad)
Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-2aad)

Qeybtan labaad waxay ka hadlaysaa xaaladda waxbarashada ee gabdhaha iyo dib u dhaca mararka qaarkood la soo darso ee dhinaca waxbarashada

Qeybtan labaad ee barnaamijyadan aan uga hadlayno nolosha iyo waayaha adag ee hablaha Soomaalida ay maraan waxaan ku eegaynaa waxbarashada, waxyaabaha keena dib u dhaca mararka qaarkood la soo darsa hablaha ee dhinacyada waxbarashada iyo waliba sida ay waxbarashada ay bartaan ugu helaan shaqooyin.

Haddaba barnaamijkan waa qeybtii labaad waxaana soo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.

XS
SM
MD
LG