Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-1aad)


Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-1aad)
Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-1aad)

Qeybtan koowaad waxay ka hadlaysaa xaaladdaha ay maraan gabdhahu marka ay gabarnimadoodu soo baxdo gaar ahaan marka uu dhiigu ku dhaco.

Qeybtan koowaad ee barnaamijyadan aan uga hadlayno nolosha iyo waayaha adag ee hablaha Soomaalida waxay ku saabsan tahay xaaladdaha ay maraan gabdhahu marka ugu horreeysa ee ay gabarnimadoodu soo baxdo gaar ahaan marka uu dhiigu ku dhaco, siday dareemaan, waxyaabaha ay isticmaalaan iyo waliba sida waalidku u caawiyaa xilligaasi.

Haddaba barnaamijkan waa qeybtii koowaad ee barnaamijyo taxane ah oo ay VOA-du si khaas ah ugaga hadleyso daruufaha ay la kulmaan hablaha Soomaaliyeed.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa barnaamijkan inoo soo diyaarisay.

XS
SM
MD
LG