Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nigeria iyo Korea oo laga wada badiyay


Kooxaha Nigeria iyo Kuuriyada koonfureed ayaa waxaa ka badiyay Greece iyo Argentine. 4-ta kooxood waxay ka wada tirsan yihiin group B

Ciyaarta koowaad oo dhexmartay kooxaha Argentine iyo Kuuriyada koonfureed waxay ka dhacday garoonka Johannesburg. ciyaartaasi oo ahady mid xiiso badan waxa aa 4-1 ku badiyay kooxda Argentine.

Waddanka Argentine ayaa noqonaya waddankii ugu horeeyay ee wareegga 16-aad u sooo baxa.

Ciyaarta labaad, waxa isaga hor yimid kooxaha Greece iyo Nigeria. Kooxda Greece ayaa 2-1 ku garaacday kooxda ka socotan qaarada Africa ee Nigeia.

XS
SM
MD
LG