Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Netherland oo 3-2 ku Dirtay Uruguay


Kooxda dalka Netherland waxay ka mid tahay kooxaha sanadkan looga cabsi qabo Koobka Adduunka.

Ciyaartii caawa dhexmartay kooxaha Netherland iyo Uruguay oo ka mid ahaa afarta kooxood ee u soo baxay ciyaarta Semifinalka ayaa waxaa 3-2 ku adkaatay kooxda dalka Netherland.

Netherland oo looga cabsi qabo inay koobka qaado sanadkan ayaa sugeysa kooxdii soo badisa labada kooxood ee berito ciyaari doona, waa Germany iyo Spain.

Uruguay ayaa iyana kaalinta saddexaad kula tartami doonta kooxdii laga badiyo labada kooxood ee beri ciyaari doona.

XS
SM
MD
LG