Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muranka Baarlamaanka DKMG ee Somalia


Xubnihii Baarlamaanka ee kasoo horjeeday Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa sheegay inay wadaan diyaarinta doorashada Madaxweynaha

Xubnihii Baarlamaanka ee kasoo horjeeday Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa sheegay inay wadaan diyaarinta doorashada Madaxweynaha.

Xubnahan ayaa sheegay in toddobaadkan qorsheynayaan inay dhisaan guddiyadii doorashada Madaxweynaha, si bisha June ee soo socotaba loo helo Madaxweyne diyaar ah, ka hor inta aan la gaarin xilka kala-guurka ah.

Dood arrintaas ku saabsan, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG