Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Habkee Codka loogu Qaadayaa Xukuumadda Cusub?


Muqdisho: Habkee Codka loogu Qaadayaa Xukuumadda Cusub?
Muqdisho: Habkee Codka loogu Qaadayaa Xukuumadda Cusub?

Xukuumadda ra'iisal wasaare Farmaajo ayaa maanta hortegi doonta baarlamaanka, waxaana loo qaadi doonaa codka Kalsoonida

Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’iisal wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la filayaa inay hortagto baarlamaanka KMG ah si kalsooni loogu qaado. Waxaana durba muuqda kala duwanaansho ku saabsan habka codka loogu qaadayo xukuumadda cusub.

XS
SM
MD
LG