Ciidanka Booliiska DKMG ee kuwa AMISOM ayaa dadaal ay muujiyeen ku yareeyey khasaare laga baqayey inuu suuqa waxyeello ugu geysto, hase yeeshee waxa jira dad hantidoodii meesha ku baaba'day.
Suuqa degmada Xamar-weyne waxa uu aad u camirmay, kadib markii ay dagaaladu waxyeelleen suuqyada kale ee magaalada Muqdisho ku yaalla.
Degmada Xamar-weyne waa mid ka mid ah meelaha ay dadku sid aadka u degeen, maaddaama ay dagaaladu xiliyadii dambe ku yaraayeen.
Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.