Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Casho Sharaf


Muqdisho: Casho Sharaf
Muqdisho: Casho Sharaf

Madaxweeynaha Sooomaaliya oo casho sharaf u sameeyay Wasiirka gaashaandhigga Burundi

Xalay waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacday Xaflad Casho sharaf ah oo Madaxweynaha Dowladda KMG ah uu u fidiyay Wasiirka Gaashaandhigga Burundi Maj General Pontein Gaciyubwenge oo shalay booqasho halkaasi ku tagay.

Xafaladaasi ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa masuuliyiin sare sare oo ka tirsan Dowladda.

Hadaba xafladaasi iyo hadaladii laga soo jeediyay waxaa warbixintan ku faahfaahinaya wariyahayaga magaalada Muqdisho Xassan Kafi Qooyste. halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG