Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanno Gacanta Isula Tagay Muqdisho


Xildhibaanno Gacanta Isula Tagay Muqdisho
Xildhibaanno Gacanta Isula Tagay Muqdisho

Daawo Sawirrada

Xidhibaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta isu gacan qaaday kulan qalalaase ku dhamaaday oo ka dhacay Muqdisho.

Gacan ka hadalkan ayaa bilowday kaddib markii guddoomiye ku xigeenka baarlamanka C/wali Ibraahim Muudeey uu damcay inuu ku fariisto kursiga guddoomiyaha Baarlamanka oo haatan dalka ka maqan, balse ay arrintaasi ka hor istaageen xildhibaanno kale.

Ugu yaraan 6 xildhibaan ayaa la sheegay inay isu gacan qaadeen, iyadoo qaarkoodna ay soo gaareen dhaawacyo fud fudud oo wajiga ah.

Qeybaha hoose ka dhageyso warbixinta weriyaha VOA Seynab Abuukar iyo wareysiyada xildhibaan Cumar Islow iyo Khadiija Diiriye oo ka hadlaya dhacdadan.

Dhageyso Warbixinta

Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Cumar Islow.

Dhageyso wareysiga Xildhibaan Khadiijo Max'ed Diiriye

XS
SM
MD
LG