Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minneapolis: Wiil Dhuux loo La'yahay


Minneapolis: Wiil Dhuux loo La'yahay
Minneapolis: Wiil Dhuux loo La'yahay

Wiil yar oo Soomaali ah oo ku dhashay magaalada Minneapolis ayaa la il daran cudur kaga dhacay dhuuxa, una baahan taageero

Wiil yar oo Soomaali ah oo ku dhashay magaalada Minneapolis ayaa la il daran cudur kaga dhacay dhuuxa, una baahan taageero laga helo ruux leh dhuuxa nooca wiilka yar.

Xaaladani waa mid ka mid xaalado mar mar uun dhaca.

Wareysi ay VOAdu la yeelatay waalidka wiilka yar, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG