Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Midowga Afrika oo Somalia Lacag u Uruurinaya

Shir hal maalin ah ayaa maanta magaaalada Addis ababa uga furmay madaxda ururka Midowga Afrika, kulankaas oo lacago abaaraha Geeska Afrika loogu yaboohayo.

Waxa jirka ka qeyb galaya qaar ka mid ah madaxda Afrika oo u ku jiro Madaxweynaha Somalia, Shariif Sheekh Axmed.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG