Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Md. Shariif: Shirku Arbacadan ayuu Bilaabanayaa

Madaxweynaha DKMG ee Somalia ayaa sheegay in shirku uu bilaabanayo 25ka bishan, waxana uu mar labaad diiday warbixintii Q. Midoobay ee ka hadlaysa lacago ay lunsadeen xubnaha ugu sareeya DKMG ee Somalia.

Warbixino arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

This item is part of
XS
SM
MD
LG