Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay dayn cafinta Soomaaliya?


Qaar ka mid ah aqoonyahanka Muqdisho iyo mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay dayn cafinta ay ku guuleysatay Soomaaliya.

Guddiyada Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) iyo qeybta Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee Bankiga Adduunka ayaa shalay ansixiyay barta dhamaystirka Soomaaliya ee barnaamijka deyn ka-cafinta dalalka saboolka ah deymaha badan lagu leeyahay (HIPC).

Barnaamijka ayaa Soomaaliya looga cafiyey deyn dhan $4.5 bilyan oo dibedda looga lahaa.

Warbixintan Waxa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

Maxay ka dhigan tahay dayn cafinta Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG